Shirka Urur Gobeleedka IGAD oo Maanta lagu wado in laga soo saaro War-murtiyeed
Iyadoo la filaayo in maanta laga soo saaro War murtiyeed shiirka Urur Gobaleedka IGAD, kaasi oo looga hadlay dhinacyo badan,...
Iyadoo la filaayo in maanta laga soo saaro War murtiyeed shiirka Urur Gobaleedka IGAD, kaasi oo looga hadlay dhinacyo badan,...
Siyaasiga Farax Macalin oo kaa faalooda Arimaha Soomaaliya iyo Kenya, islamarkana Xil ka soo qabtay Kenya ayaa tageeray Go'aanka Dowlada...
War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu amray diblomaasiyiinta dowladda Soomaaliya ka jooga Nairobi inay muddo 5...
Wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo ka hadlay banaanbaxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay soo abaabuleen...
Dowladda Soomaaliya ayaa xiriirka diblomaasiyadeed u jartay Kenya, ayada oo ku eedeysay xadgudubyo joogto ah oo ay ku sameyneyso madax-banaanida...
Iyadoo Magalada Nayroobi ay ku sugan yihiin wafdi uu hogaaminayo Hogaamiyaha Mamulka Gooni u goosadka Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay qoraal ka dhan ah dowladda Kenya u gudbisay Ra’iisul wasaaraha dalka Suudaan...
Warqad ka soo baxday xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayaa lagu faray illaa 14 masuul oo ka tirsan dowladda, kuwaas...
Siyaasiin iyo odayaasha dhaqanka ee ka Soo jeeda Deegaanada Jubalaand, oo shalay shir ku yeeshay Magalada Muqdisho ayaa sheegay in...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Beesha Caalamka ka dalbatay in loo madax-baneeyo oo aan lasoo faro-galin go’aannada ay ka qadaneyso dalalka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday degmada Shibis ayaa...
Siyaasi u dhashay kenya islamrkana Falanqeeya siyaada dalkassi, ayaa tilamay in dowlada Soomaliya Go, aanada ay qadanayso ay tahay mid...
Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday shuruudo cusub oo ku socda dadka Kenyan-ka ah ama sita Baasaboorka dalkaas ee imaanaya...
Maamulka Jubalaand ayaa qoraal ka soo saaray Mowqiifkooda ku aadan Doorashada Dalka, islamrkana si cad ku diiday in uu qayb...
Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa magacabay guddi ka kooban 28 xubnood, oo loogu magac daray Guddiga Badbaadinta Doorashooyinka Dalka. Guddigan...
Waaxda gaashaandhigga Mareykanka ee The Pentagon ayaa sheegeysa in madaxweyne Trump uu dalbaday in ku dhawaad dhammaan ciidamada Mareykanka laga...
Sideedii xildhibaan ee ka tirsanaa baarlamaanka Puntland, islamarkaana Khamiistii la soo dhaafay lagala noqday xasaanadda ayaa shir jaraa’id oo ay...
Dowlada Kenya ayaa wajahaysa Dhaqaalo yiri, islamarkaana ku qasabtay in ay raadsato lacago Dayn ah oo lagu kabo miisaaniyada Dalkaasi....
Madax wayne ku xigeenka Maamulka Jubaland ayaa ka hadlay xaalada Gobalka Gado iyo sababaha ay u soo Magacabi la yihiin...
Midawga Musharixiinta Mucaaradka ayaa ka horyimid Go'aankii Dowlada Soomaaliya ay ku cayrisay safiirkii Dowlada Kenya Lucus Tumbo, islamarkana arintaasi ku...