Hay ada CDC UK iyo DP World ayaa ku heshiiyay inay wadaagaan faa idada Dekada Berbera

CDC UK iyo DP World ayaa ku heshiiyay inay wadaagaan boobka iyo kharaadka kasoo xarooda dekada Berbara.

CDC UK (Colonial Development Corporation) iyo DP World (Dubai Port) ayaa ku heshiiyay in wadaagaan faa idadada kasoo baxda dekada Berbera.

CDC UK ayaa barteeda twiterka ku sheegtay inay sadex dekad kashaqaysan doonto. Waxaa ka mid ah Dekada Senegal, Sokhnna ee Masar, iyo Dekada Berbara, ee waqooyi galbeed Somalia.

CDC UK ayaa horay uga noqotay hshiiskaas kadib markii ay shacabka waqooyi galbeed iyo Baarlamaanka Somalia aad uga horyimaadeen khiyaamada DP World ee dekada Berbera.

CDC UK ayaa horay usheegtay inay sugayso inta buuqa dekada uu degaayo.

DP World ayaa horay looga soo cayriyay Dalka Djibouti iyo Maraykanka. DP World ayaa ah shirkad ay gaar u leeyuhuiin Boqortooyada Imaaraadka Carabta.

Boqortooyda Imaaraadka carabta ayaa aad ugu howlan sidii ay dalka Somaliya kharaadkiisa ula wareegi laheed. Waxay aad ugu guuldarasatay inay dowlada Federaalka Somaliya ay ku kahasbto inay fuliso danaheeda khaaska ah.

Weli majiro wax buuq ah ama qaylo dhaan ah ay shacabka Somalida kasameeyeen arin cusub ay CDC UK iyo DP World ay heshiiska ku galeen.

Maamulka Muuse Biixi ayaa shacabka Somaliyeed ka qarainaya heshiiska CDC iyo DP World oo kusaabsan in boobka Dekada Berbera. ay waday inay ka qaybgasho boobka Deekada Berbera, somalida ee ilahay ku manaystay

Muuse Biixi ayaa ah kaligii talis aan kaleexan maquuninta shacabka Waqooyi Galbeed ee Somaliya. Muuse Biixi ayaa ku sifoobay boobka hantida shacabka Somaliyeed.

CDC UK ayaa ah hayad boobta kheyraadka Africa, gaar ahaan wadamada musuqmaasuqa hareerreeyay sida ama wadamad horay uga shaqaysan jirtay Kheyraadka dayacan ee wadamada qaarada Africa laga helo. Hantida iyo Kheyraadka dayacan ayaa aad ugu badan Africa.

Kheyraadka ay CDC ay aadka ayaa ah