Cabdi Qeybdiid “waan dhameenay qabyo qoraalka Dastuurka “

Xubnaha gudiga madaxa banana ee Dib u eegiska dastuurka dalka ayaa waxaa ay sheegeen in boqolkii boqol ay soo dhamaystireen dib u eegista dastuurka waxaana ay sheegeen in kaliya ay u harsan tahay in Maamul goboleedyadda ay gaarsiyaan qaybaha ka harsan taasina ay u fududeyn karto Maamul goboleedydaaasi

dhageyso Codka Gudoomiyaha Gudiga Madaxabanan ee qabyo qoraalka Dastuurka Cabdi Xassan Cawaale ( qeybdiid)

dhageyso Codka Gudoomiyaha Gudiga Madaxabanan ee qabyo qoraalka Dastuurka Cabdi Xassan Cawaale ( qeybdiid)