James Swan oo kulan kismaayo kula leh Odaaysha dhaqanka Jubooyinka

James Swan Ergayga gaarka ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan soomaaliya ayaa Hadda Shir dooceedyo kulla leh Garoonka diyaaradaha Magaaladda kismaayo Madaxda Dhaqanka ee Rasmiga ah iyo Midowga musharaxiinta jubbaland

Fariinta james Swan Waa Mid aan ka Farxin doonin Maamulkii hore ee doonaya is doorashada Sidoo kale Waxaa guuleystay Rabitaanka Shacabka jubbaland