Shacabka Magaalada Carmo oo dhigaya dibadbaxyo ay kutaageraan DFS

Shacabka kunool  degmada carmo ee gobolka bari ayaa waxa ay maanta sameeyeyn dibad bax  balaaran kaas oo ay ku taageerayeen xukuumada Federaalka  Soomaliya

Dibadbaxayaasha ayaa waxaa ay  isugu soo bexeen wadooyinka dhaa dheer ee magaalada  waxayna wateen boorar ay ku sawiranyihiin qaar ka mid ah madaxda ugu sareeysa dalka

Dadkaani dibadbaxayey ayaaa waxa ay wadooyinka magaalada ku gubayeen taayiro ayagoo si cara leh ugu dhawaaqayey erayo ay ku taagerayaan Dowlada Federaalka Soomaliaya

Dibadbaxayaasha ayaa sida lasheegayo waxay ay ka soo horjeedaan xariga Guddiga dhismaha waddada boosaso