SOMALIA SYRIAN HOSPITAL

Ramadan mubarak Campaign aya si weyn uga socdo Isbitaalka Somali Syrian Hospital waxaana bisha Ramadan heleysaa Fiisatada dhaqaatiirta oo bilaasha ah, Daawa bilaash ah, Qaliimo Bilaash ah, Hooyada uurka leh Dhalmo bilaash ah.
Fadlan usii gudbi walalaha raba in ay ka faaiideystaan Campaign kaan bilaashka ah oo ay maalgalineyso heyada Insania Foundation.
Wec tel. Isbitaalka 


0612744000/ 0612744001/ 0612744002