WAR DEG DEG AH

BADHAN ( SAREEYE FM 87.5) wararka aan ka heleyno gobolka Sanaag ayaa sheegay in daqiiqado ka hor uu is casilay gudoomiyihii Magaalada badhan ee Somaliland

is casilaada gudoomiyaha ayaa la xiriirtay goosasho ay sameeyeen boqolaal ka mid ah Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsanaa Somaliland oo u dhashay gobolka Sanaag.

magaalada Badhan ayaa iminka waxaa ka socda kulan weyn oo lagu soo dhaweeynayo saraakiishaas ka goosatay Somaliland , ayadoona siyaasiyiinta iyo xildhibaanada kasoo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag ay sheegeen ineey ka go’een Soomaliland inteeda kale

hadaba isha ku haay warar Sareeye