wasiirka maaliyada oo kormeeray dhismayaasha Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Machadka Barashada dhaqaalaha

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Maanta kormeeray dhismayaasha Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Machadka Barashada dhaqaalaha iyo Culuumta Canshuuraha.

“Waxaan kormeeray dhismayaasha Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Machadka Barashada dhaqaalaha iyo Culuumta Canshuuraha” ayuu yiri Wasiir Bayle.

Wasiirka ayaa sheegay in ay howluhu u socdaan sidii loogu tala galay iyo in kale,isagoo xusay in dhawaan la soo gaba gabeyn doonaan dhisidda Xarumahaan cusub.