DEG DEG :- Bareloona oo la soo saxiixatay Antoine Griezmann

Naadiga ka dhisan horyaalka Spain ee FC Barcelona ayaa xaqiiqsay in kooxdu ay la soo wareegtay xidiga ree France iyo kooxda Atletico Madrid ee Antoine Griezmann
Kooxda ayaa sheegtay in xidigaan ay ka bixisay aduun lacageed gaarayey €120m Barceloona ayaana warkaasi ku xaqiisay website-ka rasmiga ah ee kooxda
“FC Barcelona waxay kula soo saxiixatay Antoine Griezmann €120m. aya alagu yiri website-ka kooxda.
Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in xidigaan uu saxiixi doono heshiis 5-sano ah taas oo ka dhigeeyso in xidigu uu kooxda kusugnaan doonaa ilaa iyo 2024,
Waxaa la filayaa in asbuuca soo aadan uu soo horfariisan doono saxaafada.