Kulankii Dowlada Federalka iyo Madaxa Maaamulka Galmudug oo caro ku dhamaaday

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxa Maamulka Gamudug ayaa shir ku wada qaatay Garoowe, Isniintii lasoo dhaafaya May 6, 208. Madaxwetyne Xaaf ayaa danaynayay ayaa inuu helo mudo kordhin afar sano ah. Doorashada Galmudug ayaa mudo laba bilood ah lagu wadaa inay qabsoonto.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku wargaliyay Xaaf in mudo kordhis uusan aysan ahahyn awoodiisa dastuuriga.

Xaaf ayaa aad uga carooday Madaxweyne Farmaajo. Shirkiina si degdeg ah na wuu uga baxay. Xaaf ayaa laga soo wariyay inu qaadacay inuu yimaado shirkii ku xigay.

Axmed Geele Ducaale ayaa aamin san in afar sano weli u harsantahay., Maadaam ay isaga Ahlusuna Waljameeca ay heshiiyeen.