Xulka qaranka Brazil oo ku guuleystay Koobka America

Xulka martigalinaayey koobka America ee Brazil ayaa xalay u awood shegtay dhigooda Peru kulan ka dhacay garoonka Maracana ee dalka Brazil

Ciyaarta ayaa ku bilaabatay qaab aad u qurx badnaa waxaana labada xul ay sameeyeen weeraro kala duwan oo ay ku doonayeen in ay goolal ku dhaliyaaan ayadoo xulka qaranka Brazil uu kubada badanaa maamulayey.

xidiga lagu magacabo Everton ayaa bilaabay goldhalinta xula qaranka Barzil waloow isla qeeybtii hore laga soo bareejey goolkaasi balse Gabriel Jesus iyo Richarlison ayaa brazil gacanta u galiyey guushaani muhiimka eheed

inkastoo calaamada roosada ah la siiyey xidiga Gabriel Jesus hadanna xulkaani ayaana u dhutin calaamada xidigaan laga siiyey

si kastaba xulka qaranka Brazil ayaa ku guuleystay koobka america markoodii 9-aad