Musharaxiinta Maamulka Jubalanad ayaa ka horyimid shaxda doorashada Axmed Madobe

Maamulka Jubaland ayaa ku dhawaaqay habraacii lagu dooran lahaa xildhibaanda doorandoona Madaxweynaha Jubaland.

Warqad ay soo saareen gudiga doorashooyinka (waxaa soo xushay Axmed Madobe, Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland).

Warqadaas ayaa dhalisay muran xoogan oo kasoo baxay musharaxiinta u tartamaysa jagada madaxweyneninmada Jubaland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *