Xulalka Soomaaliya iyo Uganda oo kulan xiisa leh wada ciyaaraya

xulka qaranka Soomaliya ayaa la ciyaaraya dhigooda xulka Uganda kulan katirsan tartanka Chan 2019

xidigaha xulka qaranka Soomaliya ayaa diyaar garoow xoogan kujiray asbuucii la soo dhaafay ayagooo kulamo saaxiibtinimo la ciyaaray xulka qaranka Dalka Jabuuti ciyaartaas oo looga badiyey willisha Soomliya 1-0.

kulankaan ayaa ah mid xiisa gooni ah xambaarsan aydoo Labada xul ay sanadihii lasoo dhaafay isku arkeen tartamo kala duwan ee qaarada africa laga ciyaaro.

Xidigaha xulka qaranka Soomaliya ayaa sanadkaan lafilayaa in ay natiijo fiican ka keenaan Tartanka-African Nationas Champianship

kulanka galabta ayaa soo gali doona Saacada-6:00pm xiliga geeska Africa wuxuuna kulankaan ka dhici doonaa Garoonka-Hagi Guuleed